Madaxweyne Trump oo xaqiijiyey in la dilay Wiil uu dhalay Osama Bin-Laden

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta xaqiijiyay dilka Hamza Bin Laden oo ahaa wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Al-Qacida, Osama bin Laden. Bayaan uu Sabtida maanta ah kasoo saaray xafiiskiisa Aqalka Cad ayuu Trump ku sheegay, in Hamza Bin Laden lagu dilay howlgal ka dhan aha argagixisada oo laga fuliyay xadka u dhaxeeya Afghanistan … Continue reading Madaxweyne Trump oo xaqiijiyey in la dilay Wiil uu dhalay Osama Bin-Laden